Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. HomeDunida MuslimkaAtariisho Hindi ah oo Islaamtay. Dunida Muslimka Atariisho Hindi ah oo Islaamtay. By Zakariya March 14, 2018 0 22 Share FacebookXPinterestWhatsApp Delhi (Himilonetwork) – Atariishada shaashadaha Hindiya, Dipika Kakar, oo diinta Islaamka kusoo biirtay kahor inta aysan guursan atooraha  Shoaib Ibrahim, ayaa sheegtay inay ku faaneyso inay tahay Muslimad. “Wuxuu ahaa go’aan aniga iga wada yimid. Ma ahan mid ka yimid meel kale. Mana ahan wax laga hadlo in badan,” ayay Kakar u sheegtay warbaahinta. Gabadhan ayaa Islaamka qaadatay bilowgii sannadkan markii uu guursaday atooraha ay la jishay filimka Susral Simar Ka. Kakar ma ahan atariishadii ugu horreysay oo qaadata Islaamka. Sannadkii 2014-ka, atariishada la yiraahdo Monica ayaa Islaamka kusoo biirtay: iyada oo xiratay xijaabka: kana tagtay shirkadda aflaamta. Muslimiinta Hindiya ayaa dalka Hinduuga u badan waxay ka yihiin in ka badan 180 milyan. Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleKuuriya oo kordhinaysa goobaha ay ku cibaadeystaan Dalxiisayaasha Muslimiinta ah.Next articleSababaha Xaaladaha Furriinka Dalkeenna Zakariya RELATED ARTICLES Dunida Muslimka Jilaaga Hollywood-ka Giancarlo Esposito oo qaatay Diinta Islaamka. June 25, 2026 Dunida Muslimka Imam Masjid oo lagu qasbay inuu Sanamyada Diinta Hinduuga amaano! June 25, 2026 Dunida Muslimka “Iska siib Xijaabka aan Dawo ku siinnee.” – Muslimad Dawo loogu diiday Xijaabkeeda dartiis! June 11, 2026 LEAVE A REPLY Cancel replyLog in to leave a comment Most Popular Robot-yo ‘tuugsanaya’ oo lagu arkay Waddooyinka Shiinaha! June 25, 2026 Haweeney caan ah oo Hantideeda ugu dhex faantay Baraha Bulshada oo ugu dambeyntii sidii la filan karay loo dhacay! June 25, 2026 Ninka Keligiis Boqollaal Qof kasoo Samata-bixiyay Webiga. June 25, 2026 Jilaaga Hollywood-ka Giancarlo Esposito oo qaatay Diinta Islaamka. June 25, 2026 Load more Recent Comments