MUQDISHO (HN) — Tirada Muslimiinta ku nool Sheffield ayaa sare-u-kacday gu’yaalihii lasoo dhaafay oo ay ku jiraan qaar badan oo qaadanaya diinta Islaamka.
Madaama ay jirto cabsi xagga yaraanshiyaha kax ku filan in xabaalo ahaan loo adeegsado, Muslimiinta Sheffield ayaa qalinka saaraya afti ay ku doonayaan in loo helo meel ay ku aastaan marxuumadooda.
Ibrar Hussain, oo ah xubin hore oo golaha degaanka kamid ah ayaa horboodaya ol’olaha oo ilaa iyo hadda ay saxiixeen ku dhawaad 5,000 oo qofood.
Haddii loo hirgaliyo, Muslimiinta ayaa hadda kaddib xor u noqon doona goob u cayiman oo baaxad ahaan ku filan si ay ugu xabaashaan walaalahooda kahormara.
You must log in to post a comment.