crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Demo Blog With Map | HimiloNetwork | Page 3

Demo Blog With Map

Baadarigii 45 sano kaddib qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) – Wuxuu 45 sano baadari ka ahaa kaniisad ku taal Australia. Gould David wuxuu ku dhawaaqay maalmo kahor inuu qaatay diinta Islaamka. Wuxuuna la baxay magaca Abdul Rahman. Barashadiisa iyo fahamkiisa Islaamka wuxuu kasoo bilowday Perth oo ah magaalo uu u tagay tacsida seedigiisa oo dhintay. Wuxuuna kiraystay hotel fogaan 150 mitir u jira masjidka oo laga maqli karo ...

Read More »

UNESCO oo Afurka kamid dhigaysa bandhig dhaqameedyada Aadanaha.

MUQDISHO (HN) — Hey’adda UNESCO ayaa si rasmi ah waxay afurka bisha Ramadaan ugu aqoonsatay kulan diimeed qeyb ka ah is-dhexgalka bulshada iyo wax wada qeybsiga. Afurku waa cunnada la cuno marka gabbalku dumo ama qorraxdu dhacdo inta lagu jiro 30-ka maalmood ee bisha Soonqaad. Waxayna hadda UNESCO u tirsanaysaa astaan kamid ah astaamaha muujinaya wadajirka iyo walaalnimada insaanka. Hindisaha ...

Read More »

Geedka Maxbuuska ku ah dalka Pakistan.

MUQDISHO (HN) — Geed maxbuuska ah ee ku yaalla Peshawar dalka Pakistan, wuxuu xiran yahay taniyo sannadkii 1899. Sarkaal Britain ah ayaa ku ciqaabay silsiladaha ku xiran sabab uu ku sheegay inuu ka sikaday halkii uu taagnaa. Sarkaalkaas wuu cabsanaa waxaana la oran jiray James Squid. Waxaana dhacdadaas kasoo wareegtay 125 sannadood. Maadama uu ka dhacsanaa, khamrada ayaa ka tustay ...

Read More »

Maqaayad loo furay dadka taban ama xanaaqa badan!

MUQDISHO (HN) — Dadka qalafsan ama taban waxaa aalaaba lagu eegaa fiiro sirgaxan, waxaana laga fishaa inay jawi aan nabdooneyn kaga falcelinayaan hab-la-dhaqankooda bulshada. Balse maqaayadda Mori Ouchi, oo ku taalla Tokyo waxay caan ku tahay inay marti-geliso dadka negative-ka ama tabanayaasha ah. Waa dadka aan saha ay joogaan iyo saadaasha soo aadan aan ka bixin sansaan qurxoon laakiin marwalba maanka ...

Read More »

Shimbiro – beddelkii eeyaha – ilaalo looga dhigayo xabsiyada Brazil.

MUQDISHO (HN) — Xabsi ku yaalla dalka Brazil ayaa – beddelkii eeyaha – wuxuu adeegsanaya haadda nuuca aad duuli karin ee digaagta la bahda ah. Laakiin halkii sida eeyaha ka eryan jireen ama ka qeylo dhaamin lahaayeen, waxay shimbirahani yeerinayaan ci’dii ama dhawaqii lagu yiqiin digaagadaha. Marwalba oo qof isku dayo inuu xabsiga ka baxsado, la-yaab malahan inay qeyliyaan. In ...

Read More »

Arday macalimiintooda ku dacweynaya dowladda maadaama…

MUQDISHO (HN) — Arday u dhalatay Koofur Kuuriya ayaa dacwad ka gudbinaya macalimiintooda maadaama ay hakiyeen gebi ahaanba imtixaankii ay u fadhiyeen oo aan waqtigiisaba la gaarin ama muddadii loogu tala-galay kahor. Wuxuu ahaa imtixaan kama dambeys ah oo noloshooda kaalin weyn ka geli karay ama qaabeynayay masiirkooda dambe. Imtixaannada aqbalaadda ee afka Kuuriya lagu yiraahdo Suneung waa kuwa adag ...

Read More »

Shirkad shaqaalaheeda lacag ku siinaysa inay socdaan!

MUQDISHO (HN) — Shirkad Shiinees ah ayaa si ay shaqaalaheeda ugu dhiirrigeliso socodka iyo luga-baxsiga waxay soo kordhinaysa hindise qofkii maalinle u socda uu helayo abaalgud lacageed. Guangdong Dongpo Paper, oo ah shirkad sameysa waraaqaha oo ku taalla gobalka Guangdong ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta qaran ee dalkeeda kaddib markii ay soo kordhisay aragti loo bogay oo ah in shaqaaluhu socdo kadibna uu ...

Read More »

Arday Muslimiin ah oo lacag u ururinaya Falastiin.

MUQDISHO (HN) — Arday Muslimiin ah oo da’yar kuna nool Blackburn ayaa qeyb ka ah tartan kubadda cagta ah oo loo qabanayo ardayda iskuullada. Qorshahoodu waa inay lacag ugu ururiyaan Muslimiinta reer Falastiin ee ku nool Gaza. Waxaa soo agaasimay dhacdadan  Hafiz Asif Iqbal iyoHanif Premi oo labaduba kamid ah jamaacada Masjidka Ghosia. Waxaana qeyb ka ah arday gaaraysa 100 oo ka ...

Read More »

Dad in ‘la dharbaaxo’ lacago ku bixinaya gudaha Japan.

MUQDISHO (HN) — Baar la yiraahdo izakaya oo ku yaalla dalka Japan ayaa wajahaya dhalleeceymo kulul kaddib markii uu macmiishiisa u bandhigay qorshe ismaandhaaf abuuray oo ah in qofka maqaayadda soo gala dharbaaxo kulul lagu dhufto kahor inta aan loo dalbin cunnada. Maqaayadda Shachihoko-ya izakaya oo ku taalla degmada Nagoya waxay qofka macmiilka ah ugu shaqeynayaan marka uu aqbalo dharbaaxo inay la dhacayaan ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!