crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Demo Blog With Map | HimiloNetwork | Page 180

Demo Blog With Map

Shiinaha: Markuu doobku waayo Adduun uu ku guursado

Beijing (Himilonews) – Tira-yarida dhedigta ah ee ku nool Shiinaha oo ay sababtay siyaasadda Hal Dhal ee dalkaas muddaba sharciga ka ah ayaa sababtay sara u kac inuu ku yimaado Gabaatiga ama Yaradka laga bixiyo gabdhaha – taas oo dhibaato ku keentay da’yarta ku nool miyiga fog ee Shiinaha. Kororka ku yimid tirashada wiilasha iyo liica ku dhacay gabdhaha oo aad ...

Read More »

Nin lagu xukumay inuu sabaayad u iibiyo boolis oo uu aflagaadeeyey

Australia (Himilonews) – Nin aflagaaddo kula kacay saraakiil boolis ah xilli uu cabsanaa ayay maxkamad ku taalla Australia ku xukuntay inuu sabaayad, cabitaan iyo cunno kale u iibiyo. 48-jir ku nool magaalada Melbourne ee Australia oo magaciisa la sheegin ayaa meel-ka-dhac iyo aflagaado kula kacay laba sarkaal oo booliska katirsanaa mar uu ka yimid baar qamri lagu cabo. Mar lagu ...

Read More »

Dadka la baxaya magaca Donald Trump oo soo badanaya

Muqdisho (Himilonews) – Qoyska ku nool dalka Ciraaq ayaa noqday dadkii ugu danbeeyey ee ilmahooda u bixiya magaca madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka, Donald Trump. Xilli Trump uu isku diyaarinayo inuu majaraha Aqalka Cad ku wareego maalmo kaddib, qoyska Hassan Jamil oo ku nool dalka Ciraaq ayaa wiilkooda u dhashay waxay u bixiyeen Trump si ay u muujiyaan taageerada ay u ...

Read More »

Freeman oo Aadaanka ku tilmaamay codadka ugu macaan dunida

California (Himilonews) – Jilaaga Hollywood-ka Morgan Freeman ayaa sheegay in dhawaqa Aadaanka salaadda ee Muslimiinta uu yahay mid kamid ah codadka ugu quurx badan dunida oo dhan. Faalladan ayuu tiraabayay mar uu booqasho ku tagay masjid ku yaalla gudaha Maraykanka isaga oo ka qeyb-galaya madal looga hadlayay diimaha kala duwan ee Samaawiga ah iyo xiriirka ka dhaxeeya. Gudaha muuqaalka, Freeman ...

Read More »

Ciidamada Muslimiinta Maraykanka oo loo ogolaaday deysiga garka

Washington (Himilonews) – Muslimiinta Maraykanka ee katirsan ciidamada kala duwan ee US ayaa hadda kadib loo oggolaanayaa inay garka deystaan – sidoo kalana ay xiran karaan xijaabka wax-yar kadib markii lagu dhawaaqay xeer cusub. “Hadafkeenna ayaa ah inaan ciidamadeenna si mid ah ugu fufudeyno gudashada iyo muujinta astaamahooda diimaha ay aaminsan yihiin,” ayuu ku yiri Lieutenant Colonel Randy Taylor warbixin ay ...

Read More »

Markay xoolahaba kuu tiiraanyoodaan!

Muqdisho (Himilonews) – Gamaan faras ayaa dad ku sugnaa goob baroor-diiq loogu sameynayay ninkii lahaa ka oohiyay kadib markii laga dareemay siduu uga naxay geeridiisa saaxiibkiis. Wagner de Lima Figueiredo, oo 35-jir ahaa ayaa ku dhintay shil baabuur oo ka dhacay magaalada Brazil ee isla dalka Brazil. Xigtada iyo saaxiibada meydka ayaa isugu soo baxay si ay ugu baroordiiqaan. Walaalkiis, Wando Lima, ...

Read More »

Nuxurka Dooddii – Adeegsiga af-Soomaaliga iyo Warbaahinta – ee SOMA

Muqdisho (Himilonews) – Dood cilmiyeed lagu magacaabay: Adeegsiga Habboon ee af Soomaaliga iyo Warbaahinta oo ay soo qaban-qaabisay hey’adda Somali Media Association ‘SOMA’ oo kaashanaysa Hey’adda Pen kana dhacay hotel Afrik ee KM4 ayaa lagu falanqeeyey doorka warfidiyeenku ku leeyihiin kobaca afka iyo ilaalintiisa. Madaxda ka kala socota hey’adda SOMA, Akadeemiyada fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ee wasaaradda waxbarashada, madaxda Naadiga ...

Read More »

Nin calooshii laga helay Maqas ku jirtay 18 sanadood.

Muqdisho (Himilonews) – Nin ayay la yaab ku noqotay inuu ogaado sida calooshiisa looga helay Maqas ku dhex jirtay muddo ku dhow 20 sanadood. 54-jir lagu magacaabo Ma Van Nhat oo kasoo jeeda gobalka Thai Nguyen ee dalka Vietnam ayaa aaminsan inuu muddo 18 sanadood ah uu la noolaa Maqas ku jirta calooshiisa oo kasoo gaaray qaliin lagu sameeyey kadib markii ...

Read More »

Lakulan: Laacib geeridiisa u sahan tagay

United Kingdom (Himilonews) – Xidigii hore ee England, Kenny Sansom oo khamri-yacab noqday ayaa qadyaan ka joogo cabistiisa badan – isaga oo sheegay inuu u darbaday dhimasho. Gudaha wareysi qiira leh, laacibkii hore Arsenal kaas oo ku dib-jiray noloshiisa danbe wuxuu ugu danbeyn qirtay inuu ku fashilmay inuu iska dhaafo cabista khamrada. Wuxuu sheegay sida ay ugu adag tahay inuu ...

Read More »

Markay lamaanuhu kala aamusaan muddo 20-sano ah – maseyr dartiis!

Muqdisho (Himilonews) – Da’yar geesi ah ayaa ku guuleystay inuu dib isugu keeno labadiisa waalid kadib markii aabihiis uu diiday inuu la hadlo hooyadiis muddo 20 sanadood ah. Otou Katayama oo u dhashay dalka Japan ayaa ugu danbeyn la hadlay afadiisa 20 sano kadib markii ay maalin kula hadashay hadal qalbigiisa nabar ku noqday. Otou ayaase ahaa mid guriga kula nool ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!