crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Blog Page | HimiloNetwork | Page 207

Blog Page

Loolanka Shiinaha-iyo-Maraykanka ee Jabuuti

Muqdisho (Himilonews) – Shiinaha ayaa ku tala-jira ku baahinta cududdiisa militaarnimo qaaradda Afrika, gaar ahaan Geeska Afrika – halkaas oo Djibouti ay u tahay bar-tilmaameedka koobaad sal-dhiggiisa. Doorashada Shiinaha ee Jabuuti ayaa ka dhigan in xoogagga Maraykanka iyo Shiinaha ay ku mideysnaan doonaan dalka yar ee bariga Afrika. Sal-dhigyada Jabuuti ee Maraykanka waxaa ku sugan 4,000 oo ciidan gudaha xerada ...

Read More »

Muslimad lagu xabisay garoon diyaaradeed gudihiisa

Muqdisho – Muslimad Maraykan ah ayaa lagu hakad-celiyay gudaha gegi ku taalla UK kadib socdaal ay kaga soo duushay Maraykanka sababo la xiriira caqiidadeeda, sida ay sheegtay. Ayan Mohamud, oo 18-jir ah, waxaa lagu celiyey gegida Heathrow muddo 13-saacadood ah iyada oo wax laga weydiinayo wixii ka dhacay magaalada Paris–halkaas oo kooxda Daacish ay weerar ka geysatay. “Maan fileyn in saacado ...

Read More »

Da’yarta u dhimanaysa AIDS-ka oo tira badanaysa

Muqdisho (Himilonews) – Tirada da’yarta u dhimanaysa AIDS-ka ayaa saddex jibbaarantay 15-kii sano ee ugu danbeeyey—halkaas oo badigood uu cudurku haleelay iyaga oo caruur ah, marka loo eego warbixin ay sii deysay UNICEF. AIDS-ku waa tiro kamid ah cudurrada ay u dhintaan da’yarta u dhaxeysa 10—19sano iyo sabab dhimashada labaad ee da’yarta dunida, hey’adda QM u qaabilsan caruurta ayaa ku ...

Read More »

Shanta meelood ee ugu xun ee Nairobi looga noolaado

Muqdisho – Magaalada Nairobi waa caasimadda dalka Kenya. Waxaa ku nool dad ku dhow laba malyuun oo isugu jira Kenyaati iyo shisheeye. Soomaali badan ayaa ku nool dalka Kenya caasimaddiisa Nairobi halkaas oo ay xirfado kala duwan kaga jiraan howl-maalmeedkeeda. Nairobi waa magac asalkiisu yahay af-Maasai oo marka la micneeyo noqonaysa “kobtii qabowga laheyd.” Caadiyanna, waa sax oraahdaas. Nairobi waa ...

Read More »

Giriigga: Haween gaajo awgeed jirkooda iibsanaya say cunno ku helaan

Muqdisho (Himilonews) – Haweenka ku nool Giriiga ayaa lagu sandulleynayaa inay jirkooda ku iibsadaan dhillaysi si loogu badalo xabad kimis ah gudaha dalka dhaqaalihiisu cuuryaamay ee dhaca bariga qaaradda Yurub. Warbixin cusub ayaa caad-dhigtay sida ay ku dhilloobeen haween badan iyaga oo jirkooda ku iibsanaya cunno ay quutaan oo ka yar 1.2 oo ah lacagta Giniga Istarliinka ah. Qoraha warbixintan Gregory ...

Read More »

Idaacaddii koobaad ee af-Soomaali ah oo laga furay Minnesota

Minnesota, USA (Himilonews)  – Idaacaddii ugu horreysay ee ku hadasha af-Soomaali ayaa laga sii daayay magaalooyinka mataanaha–taas oo Soomaalida ka caawin doonta inay caruurtooda ku duwaan dhaqanka suuban, ladagaalanka maandooriyaha, talo-bixinta iyo xitaa xagjirnimada. KALY oo ah warbaahintii ugu horreysay ee laga diiwaan-galiyo golaha federaalka Maraykanka, waxaa la filayaa inay door ku yeelato kobcinta garaadka da’yarta iyo wacyiga guud ee ...

Read More »

Calanka Falastin oo la suray xarunta MA ee Adis Ababa

Adis Ababa – Ururka ugu weyn QM ee Africa oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan UNECA ayaa Jimcihii sare uga taagay calanka dalka Falastnin magaalada Adis Ababa oo ah xarunta midowga Africa–taas oo hadda kadib hubaal u siisay dal noqoshada reer Falastin. Daganayaasha magaalada, danjirro iyo madax kala duwan ayaa goob-joog ka ahaa xafladda lagu taagay bandiiradda Falastin halkaas oo heesta qaranka ...

Read More »

Nin guursaday Cunto!!

Moscow, Ruushka (HIMILONEWS) – Nin aan la heyb tilmaamin ayaa guursaday sabaayad “Pizza” kadib jeer uu ku daalay noqoshada kali ahaaneed. Xafladda arooska ayaa ka dhacday xarunta lagu iibiyo sabaayadda oo ku taalla magaalada Tomsk ee koofurta dalka Ruushka. Caruuska cusub ayaa sheegay inaanu dareemeyn macno qoto dheer oo ku saabsan caruusaddiisa “Sabaayadda” hayeeshe uu xal ka doonay xiriirada dhaqameed ee ...

Read More »

Nin afadiisa ku furay WhatsApp–waayo waa sida Tufaax

Muqdisho – Nin ayaa afadiisa ku furay WhatsApp–isaga oo fariin-qoraaleed ahaan ugu diraya–wax ka yar saddex toddobaad oo ay caruus wada ahaayeen–isaga oo la mithaalaya Tufaax. Caruuskan aan la magac-dhebin ayaa xiriir guur la lahaa 21-jirad ah ardayad jaamacadeed–hayeeshe, kumaanu faraxsaneyn. Dhanbaal halhaleel ah oo ay ka heshay xaggiisa ayuu ku yiri: “Waxaad iila mid aheyd Tufaaxa. Waana ku dhadhansaday. ...

Read More »

21-November Maalin Jahli laga madax-banaanaaday!

Muqdisho (Himilonews) – Caalamiyan  Maalinta Macalimiinta Aduunka ee “ World Teachers’ Day” ayaa waxaa  markii ugu horreysay la xusay 5th  bishii October ee sanadkii 1994 halkaas oo ay isku yimadeen Ururada Macalimiinta Adduunka. Waxaana ujeeddadu aheyd in la isku abaabulo, lana taageero macalimiinta iyo sidii loogu xaqiijin lahaa Mustaqbalka nolosha Aadanaha. Balse 21—November waxaa loo asteeyey inay tahay Maalinta Macalinka ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!