MUQDISHO (HN) — Xilli dhawaan uu furmay horyaalka England, Blackburn Rovers ayaa ku dhawaaqday inay furtay goob ay salaadda ku tukadaan taageerayaashooda Muslimiinta ah ee usoo daawasho taga garoonkeeda. Dhawaaqa ayaa yimid kahor kulankii ay la yeesheen naadiga Hartlepool United oo katirsanaa koobka Carabao Cup. War qoraal ah oo lasoo dhigay bartooda twitter-ka ayaa u qornaa sidatan: “Walaalaha Muslimiinta ah ...
Read More »Monthly Archives: August 2022
Lo’da ku dayacan Jidadka iyo Laamiyada Caasimadda + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Uma baahnid inaad sugtid waqti cayiman si aad lo’ fadhida jidadka iyo laamiyada caasimadda aad u aragtid. 24-ka saac maalin walba ayay tuban yihiin waddooyinka. Halkan ayaa u ah hoy – hungurina waxay ka dhigtaan calafka iyo qaraabka kale oo ay ka gurubsadaan dhulka. Sidaas oo ay tahayna, ma ahan dad la’aan. Kuwii lahaana ma mooga halka ...
Read More »Gudaha Suuqa ay Gabdhuhu ku iibsadaan Ragga ay guursanayaan! + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Muddo 700 oo sannadood, gobalka Bihar ee dalka Hindiya waxaa ka jira Suuq haweenku kasoo iibsadaan Ragga ay doonayaan inay guursadaan. Waa sida adiga oo dukaan aaday kadibna kasoo iibsaday wixii aad u baahneyd. Gabdhaha guurdoonka ah waxaa socdaalka dukaameysiga ah ku wehliya qoysaskooda. Sidaas darteed, sannad kasta kumaankun ina rageed ah ayaa ku kulma geedaha Pipal hoostooda ...
Read More »Ladoum – Wanka Ugu qaalisan Adduunka + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Wanka Ladoum waxaa dalka Senegal looga yaqaan Boqorka Idaha, wuxuuna astaan heybad iyo maalqabeenimo u yahay dadka dalkaas dhaca galbeedka Afrika halkaas oo qiimihiisu gaaray lacag dhan $85,000. Waxaa iska dhalay laba nuuc oo ido ah oo la kala yiraahdo Touabire oo ku nool dalka Mauritania iyo Bali-bali oo dalka Mali ku nool. Wuxuu asalkiisa ku dhashay meel ...
Read More »“Islaamku waa sirta Guushayda,” — Noussair Mazraoui
MUQDISHO (HN) — U wareegista kooxda Bayern Munich FC, laacibka u dhashay dalka Morooko, Noussair Mazraoui wuxuu aaminsan yahay in iimaanka iyo kalsoonida uu Eebbe ku qabo ay tahay sirta guushiisa ee ka dambeysa heerka uu maanta taagan yahay. “Waxaan leeyahay diintayda, Islaamka,” ayuu yiri Mazraoui. “Waa midda ugu mudan uguna weyn noloshayda oo ay ii fududeysay inaan riyooyinkayga ka ...
Read More »Imamka Daaciga ah ee – si uu Islaamku u faafiyo – isku baray 25 Luqadood.
MUQDISHO (HN) — Booqde walba oo yimaada masjidka İsa Bey ee dhaca gobalka Izmir waa inuu ogsoonaadaa imaam aan imaamyada lamid ahayn kaas oo dacwada iyo fidinta diinta Islaamka u adeegsada luqadda jaceylka. 7 sanno kahor ayaa loo magacaabay imaamka masjidka, Ibrahim Taşdemir wuxuu 25 afaf u adeegsadaa farriimo kookooban oo ka hadlaya barashada iyo fahamka diinta Islaamka. Waxayna isugu jiraan axaadiis iyo ...
Read More »Run Qaraar oo Soomaaliya mar kale meel fagaare loogu sheegay!
MUQDISHO (HN) — Hadal dad badan ay ku tilmaameen dharbaaxo kulul oo lala dhacay wejiyada umadda Soomaaliyeed ayuu noqday weerihii uu madaxweynaha Uganda ka hor jeediyay wufuud ka soctay Soomaaliya oo uu hogaaminayay maadxweyne Xasan Sheikh Maxamuud kaas oo si yareysi iyo liidnaan leh u sheegay in Soomaaliya aysan lahayn qaran ama state isaga filnaato maareynta go’aamadeeda masiirigi ah. Laakiin ...
Read More »Doorashada Kenya – Maxaan ognahay loolanka loogu jiro Kursiga yaalla Harambee House?
MUQDISHO (HN) — Dadka Kenyanka ah ayaa saaka u dareeray dhiibasha codadkooda si ay u doortaan madaxweynihii shanaad taniyo markii ay xurnimada ka qaateen Ingiriiska. Waxaa ku loolamaya madaxweyne xigeenka dalka, William Ruto iyo hoggaamiyaha mucaaradka, Raila Odinga. Haddaba, maxaan ka ognahay xaqiiqooyinka ku gadaaman doorashadan? Doorashada maanta dhacaysa waxaa sidoo kale qeyb ka ah doorashada xildhibaannada, goleyaasha deegaanka iyo ...
Read More »Sababta AYEEYO Muslimad ah ku qaadaysa inay barato sida la isku difaaco + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Da’du kaliya waa tiro. Waana oraah caan ah oo dad badan sida 72 jirta la yiraahdo Caaisha ay si dhab ah u aaminsan tahay madaama ay ku biirtay dugsi lagu barto sida looga gaashaanto weerarrada ama gacanqaadka ulajeedadiisu tahay in laguugu waxyeelo. Waxay fadhiga uga soo kacday inay lix toddobaad oo joogto ah ku barato sida la ...
Read More »Masjid horboodaya Ol’olaha 1000 geed beer oo qeyb ka ah Mashruuca Dhirbeerista Dunida Muslimka + Sawirro.
MUQDISHO (HN) — Si loo dhowro deegaanka ayaa xubno katirsan Xarunta Islaamiga ah ee Fort McMurray ee Alberta waxay Axaddii ina dhaaftay u beereen 100 geed oo ah wejigii koowaad ee qorshaha 1000-ka geed loogu tallaalayo afaafka Masjidka “Baaqii Suubanaha ayaa ahaa: haddii Qiyaamuhu dhacayo oo midkiin gacantiisa ay ku jirto laan geed oo uu tallaali karo – ha tallaalo ...
Read More »