MUQDISHO (HN) — Shanta galabnimo iyo waddooyinka caasimadda. Kanina waa isgoys kamid ah isgoysyada caasimadda oo dhinacyadiisa ay iskaga yimaadaan baabuur yaryar iyo waaweyn isugu jira oo hal ujeeddo ka leh safarkooda hadda. Waana inay goor hore guryahooda tagaan si uusan qalqiil iyo dib u dhac uga gelin afurka inta ay ku jiraan safarka. Muuqaalkani waa ammin jidadka magaalada ay ...
Read More »Monthly Archives: April 2022
Laba Gabdhood oo Walaalo ah oo Deeq u ururinaya Danyarta ku nool Pakistan.
MUQDISHO (HN) — Waxay ogsoon yihiin kaalinta ay ku leeyihiin samafalka bisha Soonqaad. Sidaas darteed, labadan gabdhood ee Muslimiinta ah oo ku nool Birmingham, UK waxay bilaabeen ol’ole cusub oo ay ku doonayaan inay ku caawiyaan dadka danyarta ah ee ku nool dalka Pakistan iyo dhulka Hindidu gumeysato ee Kashmiir. Waa sannadkii saddexaad oo Haziqah, oo 11 jir ah iyo ...
Read More »Sucuudiga oo 2 milyan oo Xujey ah ‘qaabilaya’ sannadkan.
MUQDISHO (HN) — Sucuudiga ayaa sannadkan u oggolaanaya ku dhawaad hal milyan oo Muslimiin gudaha dalkiisa iyo dunida inteeda kale ka socda inay soo gutaan acmaasha Xajka oo la filayo inuu kusoo beegmo bisha July. Tallaabadan waxaa si diirran usoo dhaweeyey Muslimiin dunida oo dhan ku nool kaddib laba sannadood oo xiriir ah oo sidii lagu yiqiin gudashada acmaasha Xajka ...
Read More »Sheekada Haweeneyda Magaca u bixisa Ilmaha dhasha.
MUQDISHO (HN) — Waxaa xirfad u ah inay magac u bixiso ilmaha dhasha. Waana shaqo dhif iyo mar la’arag ah. Waase mid ay lacag fiican ka sameynayso madaama halkii lammaane oo ay magac ugu hesho dhallaankooda ay ka qaadayso lacag dhan $30,000. Taylor A. Humphrey, waa 33 jir ku nool New York iyo helaha Mashruuca la yiraahdo ‘Waxa ku jira ...
Read More »Tartanka Baaskiilka Afrika.
MUQDISHO (HN) — Tartanka Baaskiilka Afrika waa tartan kale oo un ka qabsooma dunida waxaase uu kaga duwan yahay nuuca baaskiil ee loo adeegsado – waana waxa ka dhigaya tartankani mid gaaroodi ah oo aynigiisa oo kale aan horay loo arag. Balse inta aan guda-galin tartankan, aan wax kaaga sheegno waxa uu ka sameysan yahay iyo sida loo isticmaalo. Baaskiilkan ...
Read More »La kulan – Dadka doonaya inay bishan Soonqaad Qur’anka aqriyaan hal jeer ka badan.
MUQDISHO (HN) — Xalimo Maxamuud Adan waxaa Eebbe u fududeeyey aqrinta Qur’anka – xilli walba oo aysan macduur ahayn waxay jecleysataa inay aqriso kitaabka. Waa ardayad dhigata Madrasad lagu barto Qur’anka. Waxayna ku jirtaa howlgal ay ku doonayso inaysan kaliya gudaha bisha Soonqaad ku xifdinin Qur’anka. “Waxaan doonaya inaan saddex jeer dhammeeyo,” ayay tiri. Maalin walba waqtiyo kamid ah jadwal ...
Read More »Gudaha Kawaanka Malaayga.
MUQDISHO (HN) — Sideeda duhurnimo iyo Kawaanka Malaayga Degmada Wadajir oo kamid ah kuwa ugu waaweyn caasimadda ee loogu soo hagaago iibsiga kalluunka. Sidii caadada ahayd ayuu Kawaankan u howlgalayaa taniyo markii loo dhisay si habeysan afar sannadood kahor. Balse, Soonqaadkan iyo qiimaha Kalluunku lamid ma ahan Soonqaadkii hore, marka loo eego Aweys Abduqaadir Cusmaan oo muddo 20-sannadood ah ka ...
Read More »“Tareen ayaa iga maray lug iyo gacan.” — Sheekada Amos Boniface.
MUQDISHO (HN) — Weligaa haka shakinin awoodda qarsoon ee dadka naafada ah. Taas waa farriin kaaga imaanaysa da’yar ku nool dalka Tanzania. Waayo sida aad u jeedaan, wuxuu awoodi karaa inuu dabaasho; bajaaj ama baabuur midkii ay tahay uu kaxeeyo ama uu dheelo kubadda miiska ee usha iyo ukumaha lagu dheelo. Mararka qaarna wuxuu dheeli karaa kubadda cagta. Waxaa intaas ...
Read More »Haweeneyda Cayilkeedu gaaray 400 KG.
MUQDISHO (HN) — Tani waa qisada haweeneyda culeyskeedu gaaray 400 oo kg oo dad kuwii ugu dhawaa nolosheeda ay ku naceen. Ma socod badna mana ahan inaysan jecleyn; wayse jiif badan tahay; haddana mana ahan inay ku qasban tahay. Marwalba oo ay socod maagto way hinraaagta; marka ay fadhiga cabbaar ku sugnaato oo ay damacdo inay sare-kacdana waxaa ku adkaata ...
Read More »Warbixin – Sida loo oogo Salaadda Taraawiixda.
MUQDISHO (HN) — 8:00 habeennimo iyo mid kamid ah masaajidda caasimaada oo laga oogayo salaadda Taraawiixda. Da’yar iyo duqow intaba habeen walba inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan ku oogaan mid kamid ah salaadaha sunnooyinka waaweynka ah ee la tukado 30-maalmood ee Soonqaad. Waana mid kamid ah astaamaha lagu yaqaan bishan, marka loo eego Sheikh Cabdullahi. “In laga hadlo Ramadaan waxay ...
Read More »