crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2021 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: March 2021

Humaima Malik oo Xijaabka ku fara-adeygaysa.

MUQDISHO (HN) — Aktaradda Pakistaaniga ah, Humaima Malik ayaa ka soo muuqatay iyada oo xiran xijaabka oo uu la socday qoraal ay Ilaahay ku weydiisanayso inuu nolosheeda inta ka dhiman u fududeeyo xirashadiisa. Malik ayaa sheegtay inay hadyad ahaan xijaabka uga heshay Noor Bukhari, oo ah xiddig kale oo ay iskala tirsan yihiin Shirkadda aflaamta Pakistaan ee Lollywood taas oo ...

Read More »

How Covid-19 Crisis is shaping Somalia?

MUQDISHO (HN) — As the number of those infected and the death toll of Covid-19 patients are in increase simultaneously, the government failed to save the health system from total collapse. The Banadir local authority partially shut down the city to contain the disease and that didn’t stop the situation from worsening. An estimated 99% of government-run hospitals with intensive ...

Read More »

Baahida ka jirta Isbitaallada iyo Bukaannada la xanuunsan Covid-19.

MUQDISHO (HN) — Somaaliya waxay ku soctaa saadaal la’aan ka heysta halka uu ku dambeyn doono cadawga ilma-aragtida ah ee Covid-19 kaas oo soo ridanaya dad hor leh ayna dhimanayaan in badan oo muwaadiniin ah. Dowladda Somaaliya waxay horay u qaaday tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka xanuunka oo ay kamid tahay xiritaanka iskuullada iyo goobaha kale ee wax-barashada muddo laba toddobaad ...

Read More »

Covid-19 – Baarista Asalkiisa iyo Badbaada Aadanaha.

MUQDISHO (HN) — Covid-19 wuxuu galaaftay nolosha dad badan iyo xayiraad iyo cuuryaamin dhaqaale oo caalami ah. Balse sannad kaddib, waxaa la isku maandhaafsan yahay halka loo celin karo ciriga uu kasoo jeedo. Balse intaan ka hadlin dadaallada loogu jiro helidda dawadiisa iyo in si dhab ah loo fahmo waxa dhalin kara, aan qaadaa-dhigno sida uu ku baahay. Janaayo sannadkii ...

Read More »

Saameynta Covid-19 uu Dadkeenna ku reebayo!

MUQDISHO (HN) — Covid-19 wuxuu noqday aafada qarniga 21aad ee dunida gaarsiiyay qasaaro ba’an oo ay ugu weyn tahay dhimashada in ka badan 2 milyan iyo bar, marka loo eego warbixinnada isasoo taraya ee sida maalinlaha ah looga soo weriyo Hey’dda Caafimaadka Dunida ee WHO. Taniyo markii uu dunida kusoo biiray, wuxuu ku dhacay dad ku dhow 120 milyan oo ...

Read More »

La kulan: Da’yarka 9 jeer Qaliin ISQURXIS maray.

MUQDISHO (HN) — 26 jir u dhashay dalka Fitnam ayaa galay qaliin uu gebi ahaan beddelay muuqaalkiisa kaddib markii uu nacay sida xun oo loogu jeesjeesay muuqaalkii uu lahaa. Isaga oo ka qeybglaya waraysi codsi shaqo ah, ayuu dareemay in muuqiisa laga dhigtay mid lagu maadaysto. Hadda Đỗ Quyền oo aad u isticmaala TikTok wuxuu soo jiitay dareenka baraha bulshada Aasiya ...

Read More »

Sheekada ka dambeysa Jaziiradda Jaceylka.

MUQDISHO (HN) — Nin u dhashay Shiinaha ayaa sameeyey wax walba oo qurux iyo daraandar laga heli karo – isaga oo doonaya inuu dib u hanto jaceylkiisii kala dhaxeeyey xaaskiisa – wuxuuna jinka webiga ku beeray ubaxyo iyo geedo heemaal leh. Tallaabtiisu waxay soo jiidatay indhaha dadka ku nool Shiinaha, waxaana goobtii uu sidaan u qurxiyay hadda loo arkay meel ...

Read More »

Sucuudiga oo faray Xujeyda inay qaataan Tallaalka Covid-19.

MUQDISHO (HN) — Qof walba oo doonaya inuu sannadkan ka qeyb galo gudashada Xajka iyo Cumrada waxaa laga rabaa inuu qaato tallaalka Covid-19, dowladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday. “Waa waajib iyo lama huraan in xaaji walba oo doonaya gudashada xajka iyo cumrada sannadkan inuu soo qaato tallaalka xanuunka Corona Virus.” Shaqaalaha caafimaadka iyo holwadeennada ku howlan marti-gelinta xujeyda ayaa la ...

Read More »

La kulan: Baaskiileyda Muslimiinta Manchester.

MUQDISHO (HN) — Markii dunida uu ku dhiftay xanuunka Corona malaayiin qof oo dunida saaran ayaa lagu qasbay inaysan kasoo bixin aqallada madaama lagu soo rogay bandow. Si haddaba loo leyliyo jirka iyo maskaxda, laba dhalinyaro oo Muslimiin ah oo ku nool Manchester ayaa go’aansaday inay baaskiil kula wareegaan magaalada habeenkii si ay uga fogaadaan cayilka iyo fadhiga badan. Waxayna ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!