MANILA (HN) — Aabe Filibeebees ah oo u caalwaayay inuu wiilkiisa guriga ku ilaaliyo inta lagu jiro bandowga looga hortagayo faafista cudurka Corona ayaa la yimid tallaab cajiib leh. Wuxuu – sida qof bidaar leh – ka xiiray qeybta dhexe ee timaha madaxa. Isaga oo labada dhinac ee madaxana timahooda u dhaafay. Waxaana wiilku u ekaaday qof bidaar leh. Toddobaadkii ...
Read More »Monthly Archives: May 2020
Sawiro — Siyaasi gaarigii uu jeclaa ka dardaarmay in lala duugo!
PRETORIA (HN) — Siyaasi u dhashay dalka Koofur Afrika oo dhintay toddobaad kahor ayaa lala aasay gaarigiisa Mercedes limousine si loo fuliyo dardaarankiisa. Tshekede Bufton Pitso, oo ah hoggaamiyihii hore ee United Democratic Movement (UDM) ayaa ku dhintay shil gaar isaga oo ku jira safar gaaban. Waqti waxaa soo maray uu lahaa dhowr gaari oo nuuca raaxada ah, laakiin sannadihii ...
Read More »Daawo – Xabaalo loo qoday in lagu cabsi-geliyo Dadka sahashada Halista CoronaVirus.
MUQDISHO (HN) — Waxaa laga diiwaan-geliyay saddex kiis oo cudurka Corona ah, laakiin waxay qodeen xabaalo gaaraya 600 si ay sare ugu dhigaan wacyiga dadka ee la xiriira halista faafitaan ee xanuunka Covid-19. Ujeedada ayaa ah in dadka la kala dooransiiyo inay dhaqan-geliyaan talooyinka caafimaad ee looga hortagi karo faafista cudurka oo ay sidoo kale guryahooda ku negaadaan – ama ...
Read More »Daawo – Muuqaal argagax leh oo Dadka Bandowga diida lagu cabsi-geliyo!
JAKARTA (HN) — Si dadweynaha loogu qasbo inay ku negaadaan guryahooda, si xanuunka Corona looga hortago inuu sii faafo, waxaa jira dadaallo la-yaab iyo amakaag leh oo dowladuhu ku hubsanayaan in muwaadiniintoodu aanay guryaha kasoo bixin. Halkan haddaba ka daawo muuqaal dad ay dowladda Induniisiya ugu tala-gashay inay argagax geliyaan qofkii ay ku arkaan isaga oo habeenkii soconaya – halkii ...
Read More »Hal Sawir oo laga qaaday ayaa Noloshiisa oo dhan bedeshay!
ISLAM ABAD (HN) — Sannadkii 2016-ka, Arshad Khan wuxuu ahaa shaahle ‘Chaiwala’ waddooyinka caasimadda Pakistan ku iibiya shaaha, laakiin maalintiisii ayaa timid isaga oo shaqadiisa caadiga ah iskaga jira. Sawir-qaade goobta marayay ayaa sawiraddii uu goobta ka qaadayay waxaa ka qeyb noqday sawirka Arshad. Qoyskiisu waxay ku dhawaad 30 sanno ka ganacsan jireen iibinta shaaha. Hayeeshe, sawir-qaade Javeria Ali ayaa ...
Read More »Dad diida inay u hoggaamsamaan Bandowga oo loo helay xal la-yaab iyo cabsi leh!
JAKARTA (HN) — Ka daalista in dadka lagu amro inay guryahooda ku negaadaan inta lagu jiro bandowga socda ee lagu horjoogsanayo faafista xanuunka Covid-19, siyaasi ku nool jazaiiradda Java ee dalka Induniisiya ayaa soo jeediyay tallaab la-yaab iyo cabsi leh. Kuwa jebiya amarka lagu soo rogay oo ka dhega-adeyga inay guryahooda isku karantiilaan, waxaa lagu xirayaa qolal mugdi ah oo ...
Read More »Nin Carrabka iskaga jaray si xanuunka Corona uu u joogsado!
DELHI (HN) — 24 jir dalka Hindiya u dhashay oo dhawaan carabka iskaga jaray si hibo uga dhigo Ilaaha uu caabudo ee Kali Mata ayaa loola cararay isbitaalka. Vivek Sharma oo ku nool gobalka Gujurat ee dalka Hindiya ayaa tallaabadan sameeyey si – sida uu aaminsan yahay – uu Ilaahiisa Kali Mata wax u qabto faafitaanka xanuunka Covid-19. Bandowga lagu ...
Read More »Waalid – si ay nafaqo iyo daryeel uga helaan Wiilkooda – Maxkamadda la tiigsanaya!
BEIJING (HN) — Waalidiin Shiinees ah ayaa dacwad ku oogaya wiilkooda kaddib markii uu siin waayay nafaqo iyo taageero maaliyadeed oo ay ku noolaadaan. Waxaa jira dhaqan la yiraahdo Filial piety oo diimaha Buudiska iyo Taoist-ga ay ku booriyaan ilmuhu inay xushmad, iyo ramasho u muujiyaan labada waalid ee dhalay. Laakiin dhaqankaasu, marka la fiiriyo Galbeedka, muhiimad weyn kuma lahan. ...
Read More »Sawiro — Sababta Guri Dabaq loogu daahay Dhir faalalaysa!
HANOI (HN) — Degmada Dong Da ee caasimadda Fiitnam waxaa ku yaal guri isa-saar ah oo caleemaha dhirta faalasha ay guudkiisa gebi ahaanba qariyeen. Waxaa loo yaqaan Dhismaha Nool. Waxaana maskaxda lagu hindisay ka danbeeyey Prof. Dr. Hoang Nhu Tang oo Jaamacadda Hanoi ka dhiga cilmiga farsamada iyo injineeriyadda. 30 sanno kahor markii dhismahani uu ahaa kan ugu dheer degmada, ...
Read More »Sheekada Wiilkii Qudaarta loo diray ee Qof nool la yimid!
NEW DELHI (HN) — Hooyo Hindi ah ayaa amakaaggii ugu darnaa nolosheeda kala kulantay wiilkeeda kaddib markii ay suuqa uga dirsatay adeeg – in yarna dabadeedna uu la yimid gabar uu sheeganayo inay tahay xaaskiisa. Waxaana hooyadan ku adkaaday inay midowga labadooda si fudud ku aqbasho. “Diyaar uma ihi inaan aqbalo guurkooda,” ayay u sheegtay Hindustan Times. Lammaanaha ayaa ku ...
Read More »