crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> October | 2019 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: October 2019

Toddobo hab-dhaqan oo dhaawac ku noqon kara mustaqbalka qofka.

MUQDISHO (HN) — Haddii aad dooneyso in aad dareento farxad, waxaa jira toddobo hab-dhaqan oo aan wanaagsaneyn oo laga yaabo inay qaataan tamartaada ugu badan adiga oo aan wacaal u heyn. Sida lagu xusay warbixin ka soo baxday Forbes, keliya farxad kama helaysid marka aad joojiso dhaqamadan balse waxaad helaysaa kalsooni badan adiga oo si toggan uga falcelinaya deegaankaaga. 1) ...

Read More »

Muslim – si uu bulshada u fahamsiiyo Islaamka – Shaqadiisa uga go’ay!

NEW YORK (HN) — Muhammad al-Ninowy wuxuu – in yar kahor inta uusan dhicin Weerarkii 11 September – dhigayay koleejka Goergia Gwinnet kahor inta uusan kasoo qalin-jebin Jaamacadda Illinois. Dhacdadaas waxay beddeshay noloshiisa inta ka dhinneyd. Halkii uu kasii wadi lahaa wax-barista, wuxuu galay safar dheer oo uu bulshada la nool ku fahamsiinayo micnaha xeesha dheer ee diinta Islaamka iyo ...

Read More »

Masjidka Amestardam oo Aadaanka u adeegsanaya Astaan NABADEED!

HOLLAND (HN) — Masjid ku yaalla Amesterdam ayaa noqonaya kii ugu horreeyey ee fasax in aadaanka laga yeeriyo codbaahiyaha ku xiran minaaradaha, sida laga soo xigtay DutchNews. ‘Waxaan rabnaa inaan caadi ka dhigno dhaqanka Islaamka iyo nolosha Muslimiinta,” ayuu yiri Imam Yasir al-Forkani. “Dadku markay maqlaan ‘Allahu Akbar’ waxay la xiriiriyaan argagaxiso iyo ficil cabsi leh, laakiin dad badan oo ...

Read More »

Taageere Liverpool: “Saleh ayaa sabab u noqday inan Islaamo.”

LONDON (HN) — Markii taageerayaasha Liverpool ay ku heesayeen “haddii uu goolal sii dhaliyo, waxaan noqonayaa Muslim”, Ben Bird waxay taabanaysay qalbigiisa. “Waxaan aalaaba rumeysnaa in Muslimiintu yihiin ummad dib-u-dhac, dagaal iyo bulsho xiran yihiin,” ayuu yiri Bird. “Ma filayo inaan muuqaalkaygu is beddelay, laakiin qalbigaygu wuu xasilay.”Ka British ku nool degaan aalaaba laga baahiyo naceybka iyo dhinaca madow oo ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!