MUMBAI (HN) — Markii qoyska Kesharwani oo ku nool Jabalpur, Hindiya ay go’aansadeen inay ballaariyaan gurigooda sannadkii 1994, waxay ka showreen sida laga yeeli karo geed sal weyn oo gu’yaal badan soo taagnaa. Beddelkii ay ka jari lahaayeen, waxay doorteen inay ku dul dhisaan aqalkooda. Maanta gurigoodu waa kuwa ugu il-qabad badan Jabalpur – Dabaq u dhisan laba isasaar oo ...
Read More »Monthly Archives: July 2019
Mataano isku eg oo si yaab leh iskugu beddelay Xabsi uu midkood ku jiray.
MUQDISHO (HN) — Eedeysane dilaa ah oo 19 jir ah oo ku nool Turkiga ayaa si la yaab leh uga baxsaday Xabsiga kaddib markii uu booskiisa ku beddelay walaalkiis oo booqasho ugu yimid. Murat A wuxuu xukun muddo dheer ah ku qaadanayay xabsiga markii walaalkiis Hussein booqasho ugu yimid. Waxaa loo idmay inay weji-ka-weji u hadlaan. Sawir ay labadooda ku ...
Read More »Xaramka oo sannadkan loo dhisayo Teendhooyin dabaqyo ah.
MAKKAH (HN) — Markii ugu horreysay taariikhda, teendhooyin isasaar ah ayaa loo dhisay xujeyda gudanaysa acmaasha Xajka si loo ballaariyo nafiska xagga jiifka iyo guryeynta ah inta lagu guda-jiro gudasha waajibaadka. ‘Tani waa qeyb kamid ah hiraalka fog ee 2030 kaas oo looga golleeyahay in lagu horumariyo adeegyada kala duwan ee loo qabto martida Eebe ee sannad walba soo xejinaysa,’ ...
Read More »Masjid daryeel sugan u fidiya Darbi-jiifta Istanbul.
Istanbul (HN) — Masjidka la dhisay qarnigii 17aad oo dhaca bartamaha Istanbul ayaa darbi-jiifta u sameynaya adeegyada aa-aasiga ah sida suuli ay ku qubeystaan; cunnooyin bisil oo ay cunaan iyo maryo ay hugadaan. Dadaalkaas waxaa horboodaya Imamka masjidka. ‘Kani waa masjidka qura oo si maalinle ah ay ugu qubeysan karaan gudihiisa 50 qof oo darbi-jiif ah,’ ayuu yiri Imam Osman ...
Read More »Sababta Zaira Wasim ay isaga joojisay jilidda filimada.
MUQDISHO (HN) — Atariishada ku guuleysatay abaal-marinta Bollywoodka ee Zaira Wasim ayaa gebi ahaanba iskaga hartay shaqada jilidda filimada oo ay ka heysay shirkadda – iyada oo sabab uga dhigtay go’aankeeda inay dib u dhis ku sameynayso caqiidadeeda Islaamiga oo ay u cabsatay, sida laga soo xigtay NDTV. ‘Shan sano kahor markii aan ku biiray Bollywoodka waxaan sameeyey go’aan saameeyey ...
Read More »Khudbaddii aan ka jeediyay Ban-dhigga Buugga Madaxdii la Mahdiyay.
MUQDISHO (HN) — Nabad iyo naxariista Eebe korkiinna Allaha yeelo. Magaceygu waa Zakariya Xasan Maxamed, qoraha Dhiganaha aan maanta bandhigiisa u fadhino iyo suxufi iyo geyfane degaan. Waxaan rabaa inaan aqoonsado maamuuska fadhi ee maqaamka qof walba uu ku joogo halkan. Waxaanse joogi Karin anigoon magac-dhebin asaatida iyo aqoon-yahannada sharafta leh ee si aan cadaadis laheyn u qiimeeyey yeermadeenna. Waqtigan ...
Read More »