crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> March | 2017 | HimiloNetwork | Page 6

Monthly Archives: March 2017

Duur-joogteenna – dhaxal lumay!

Muqdisho (Himilonews) – Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta, noolaha yaryar iyo ilma-aragtida ku nool duur—goob aanay dadku ku lahayn raad saameyn leh. Gaasa-baxsiga daaqa iyo duunyada ku nool duurka xilliyo badan ayay ifka ka dhacday—taas oo Deegaanka kaga tagtay saameyn mug leh; togan iyo ...

Read More »

Turkiga: Markay Bisaduhu noqdaan Marti soo dhaweyn mudan

Muqdisho – Cimilada magaalada Terkirdag ee dalka Turkiga waxay tahay mid qabow sanadkan, hayeeshe qof jecel xanaaneynta Bisadaha ayaa la yimid xal loo baahnaa kaas oo u oggolaanaya Mukulaalaha jidadka taagtaagan ama baadida ah inay ka gabaadsadaan darbada qabowga – iyada oo jaranjar u saartay aqalkeeda si ay usoo galaan markay qarqaryoodaan. Sebnem Ilhan, ma awoodin inay iska eegto Bisadaha qabowga ugu ...

Read More »

Daawo muuqaalka Ey duugaya walaalkiis oo dhintay

Thailand (Himilonews) – Dad badan oo dunida ku nool waxaa dareen naxariis ku beeray muuqaal fiidiyow ah oo muujinaya Ey aasaya walaalkiisa ahna saaxiibka rumaad. Eyga wuxuu u dhintay jugta gaari jiiray gudaha dalka Thailand. Fiidiyowga oo lagu duubay degmada Buriram waxaa lasoo dhigay baraha bulshada halkaas oo ay ku faaftay. Dadku waxay u riyaaqeen sida kalgacalka leh ee Eygu u ...

Read More »

Laba cunug oo mataano ah oo ku qarqoomay qasaalad ay ku dhex dhaceen

Delhi (Himilonews) – Qoys ku nool magaalada Delhi ayaa in badan oo ay baadi-goobeen laba wiil oo mataano 3-jir ah kadib waxay ka dhex heleen qasaaladda lagu dhaqo dharka iyaga dul-sabeynaya. Labada cunug oo lagu kala magacaabo Neeshu iyo Naksh waxaa looga tagtay guriga daqiiqado dhowr ah, halkaas oo hooyada oo lagu magacaabo Rakhi u baxday inay kasoo adeegato suuqa. Markii ...

Read More »

Lakulan: Ninka is baray ku dhawaad 100 luqadood oo afafkii hore ah

Milano (Himilonews) – 86-jir lagu magacaabo Riccardo Bertani, waa nin fariid ah. Ka dhashay qoys beeraley ah oo ku nool Caprara oo ah degmo hoos tagta Reggio Emilia ee dalka Talyaaniga, wuxuu kaga haray tacliintiisa dugsiga hoose isaga oo ku halgamay inuu tarjumo oo uu keydiyo ku dhawaad boqol luqadood oo dhif iyo dabargo’na ka ah dunida maanta. “Marabin inaan waddadaas qaado. Waana ka ...

Read More »

Maya ku dheh – Takoorka iyo Takoorista

Muqdisho (Himilonews) – Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horreysay xus u sameysay maalinta caalamiga ah ee Cirib-tirka Takoorka 1-dii bisha March sanadka 2014 kadib markii hey’adda QM u qaabilsan cudurka HIV-AIDS-ka ee UNAIDS ay bilowday Ol’olaha Ciribtirka Takoorka  bishii December sanadkii 2013. Hey’ado badan sida QM ayaa maanta oo kale si dardar leh uga qeyb-qaata muujinta howlaha iyo mashaariicda ku ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!