crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> April | 2016 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: April 2016

Shacabka Pakistan oo doonaya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Islamabad, Pakistan (Himilonews) – Kumaakun dibadbaxyaal ah ayay isku dhaceen booliska gudaha caasimadda dalka Pakistan maalintii labaad dibadbax lagu dalbanayo xukunka Shareecada. Dibadbaxyada ayaa iskugu soo ururay afaafka hore ee xarunta Barlamaanka ee dalka Pakistan iyo xarumaha kale ee dowliga ah — iyaga oo dowladda weydiisanaya inay hir-galiso ku dhaqanka Shareecada Islaamka. In-ku-dhow 25,000 oo qof ayaa kusoo baxay jidadka ...

Read More »

Gabar 20-jirad ah oo isku dayday inay is-disho kadib markii oday 69-sano jir ah oo ay jecleyd uu ku daadiyay.

Beijing, China (Himilonews) – Haweeney 20-jir ah oo ku nool Shiinaha ayaa u sheegtay booliska inay walbahaartay kadib markii saaxiibkeed oo in badan ka da’weynaa u u xiriirka u gooyay. Goob-jooge ayaa soo badbaadiyay haweeneydan da’yarta ah taas oo ku fadhisay jinka webiga Han river ee Jiyanyang ku yaalla iyada oo u diyaarsaneyd inay inay isku tuurto biyaha. Haweeneydan walaacsan ayaa ...

Read More »

Faa’iidooyinka laga helo cunista Baamiyaha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay Geedo Daaweedyada Cilmibaarista lagu sameeyay, wuxuuna leeyahay Faa’idooyinkaan soo socdo:- SONKORTA/MACAANKA:- Baamiyuhu wuxuu ugu horeeyaa Geedaha lagu daaweeyo Xanuunka Macaanka, Cilmibaarayaal tiro badan ayaa Geedkaan Xoogga saaray si ay uga Salgaaraan qaabka uu Macaanka ula Dagaallamo, waxayna qaar ka mid ah sheegeen inay Mustaqbalka Rajayn doonaan in Baamiyuhu gali doono Booska ...

Read More »

Hooyo isku dishay si wiilkeeda oo buka u helo hannaanka caymiska –kadibna uu qarashka isbitaalka iskaga baxsho!

Beijing, China (Himilonews) – Hooyo ayaa rabtay inay nafteeda u hurto wiilkeeda, iyada is-dileysa, si wiilkeeda uu ugu noolaado nolol raaxo leh kadib dhimashadeeda. Hooyadan oo u dhalatay dalka Shiinaha waxay la niyad-jabsaneyd baxnaanada caafimaad ee inankeeda iyo qarash la’aanteeda aysan awoodin inay ka bixiso lacagta jiifka isbitaalka iyo dawadiisa. Waxay doontay inay ka bixiso lacagta isbitaalka hayeeshe, maysan helin. ...

Read More »

Tuugo markii ay wax dhaceen kadib sawiradoodii soo dhigay baraha internetka kadibna lasoo xiray

London, England (Himilonews) – Laba tuug ayaa la xiray kadib markii lagu helay fal-xatooyo kadib markii ay u dhaceen mashiin-lacageedka ATM-ka loo yaqaan oo ay kala baxeen lacag caddaan, sida laga soo xigtay booliska UK. Hadda, 24-jirka Daniel Mervin William Hutchinson iyo 29-jirka Benjamin James Robinson waa la xukumay kadib markay ku caddaatay falka xatooyo. Hutchinson waxaa lagu riday in xabsiga ku ...

Read More »

Dugsiyada Spain oo Muslimiinta baraya Qur’anka

Madrid, Spain (Himilonews) – Dowladda dalka Spain ayaa ku dhawaaqday qorshe ardayda Muslimiinta ah lagu barayo Qur’anka dugsiyada ay dhigtaan. Hadal lagu qoray warsidaha Express ayaa lagu yiri dugsiyada hoose, dhexe iyo kuwa sare waxaa loo oggolaan doonaa inay helaan casharada ku saabsan caqiidada Islaamka oo ah diinta ugu faafista badan caalamka. Tani ayaa ah in xilliga la gaaro xisaha ...

Read More »

Ma dareentaa qiimaha maamulka?–Qoraa: Abdullahi Hussein Farah

CEELASHA BIYAHA, SOOMAALIYA (Himilonews) – Daraasaad dheer oo ay sameeyeen dadka qabiirka ku ah sida wax loo Maamulo ayaa waxay horey u yiraahdeen Maamulka wanaagsani waa“Nolosha barked”, hase yeeshee anigu waxaanba leeyahay “Noloshuba waa Maamulka”.  Sababtoo ah, Maamulku waa fulinta &hirgelinta Nidaamka u degsan: Qaran ,Hay’ad, Mashruuc, Urur, Qoys ama qeyb kasta oo Bulshada kamid ah. Teeda kale, Dad ayaa aaminsan ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

Wardhiigleey, Muqdisho (HIMILONEWS) – Waxaa tahay iftiin maalin waliba ii soo baxa. Aragtidaada ayaan ku istereexaa. Ma ogid miyaa inaad laabtayda ku beertay ashqaraar iyo farxad. Ma ogid miyaa inaad tahay hadiyad xagga Ilaahay layga soo diray si ay ii daryeesho. Hambalyo! Waxaa tahay gabadhii nolosha. Tanina waa farxadayda koobaad. Waxaan sugayaa maalinta aad igeyn doonto aduunyo cusub iyo nolol cusub. ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Qaraha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) – Qaraha ilaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga bilaabo maskaxda ilaa unugyada hoose ee jirka u tahay muhiim. Hadaba waxaa kuugu sheegi karnaa sideed faa’iido oo cajiib ah oo uu leeyahay Qaraha –kuguna qasbi kara inaad joogteyso cunistiisa. Waxaana kamid ah: Wuxuu caafimaad u yahay ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!