crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> January | 2016 | HimiloNetwork | Page 2

Monthly Archives: January 2016

44 sano kadib, maxaan ku soo kordhinay Qoraalka iyo ku hadalka Af Soomaaliga?

Muqdisho (Himilonews) – Af soomaaliga waxaa la qoray Sanadkii 1972-kii. Waxaa lagu qoray xuruufta laatiinka ka dib 11 sano markii la magacaabay guddigii Af Soomaaliga sanadkii 1961. Dood dheer kadib waxa soo baxday in uu jiro kala duwanaansho u dhexeeya guddiga oo ku saabsan xarfaha lagu qorayo iyo habka la raacayo iyada oo la soo bandhigay dhigaallo kala duwan. Dowladii Kacaanka ayaa ...

Read More »

Halkee lagu qubaa qashinka laga qaado Magaalada Muqdisho?+Sawiro

Muqdisho (Himilonews) – Howlaha nadaafadeynta ah ee ay bilaabeen shirkado dhowr ah oo caasimadda ku sugan, shaki lagama muujin karo sida ay wax uga badaleen heerka bilic ee degmooyinka kala duwan ee Muqdisho–waxaase hubaal noqotay sida ay usii yaraadeen qashinadii cuyuubsanaa waddooyinka xaafadaha halkaas oo dariiqaad martaba aad ku arki kartay tiro jawaanno ah oo lagu cabbeeyey qashin ama godad-qashin ...

Read More »

Dalalka ugu fiican ee Hooyo lagu noqdo iyo kuwa ugu liita ee Hooyo lagu noqdo

Muqdisho (Himilonews) – Marka shinka hooyadu kusoo dhawaado xilliga dhalmada, waxay is-weydiisaa halkee talow igu fiican ee aad ku dhashaa?! Way dhacdaa meesha ugu fiican ee aad ku dhali karto waa Finland –dalka ugu habboon ee hooyo lagu noqdo, marka loo eego tirsiga 14th Hooyada ee hey’adda Save the Children. Tirsiga, oo qeyb ka ahaa warbiixnta sanadlaha ah ee hooyooyin ...

Read More »

Wiil dar Alle iyo Islaam jaceyl si fudud ugu gooyay gacantiisa

Muqdisho (Himilonews) – Kurey reer Pakistan ah ayaa gummadka gacantiisa gooyay kadib markii Khadiibka Masjidka uu si qaldan ugu eedeeyey inuu meel kaga dhacay diinta, sida uu CNN u sheegay sarkaal bileyska kamid ah. Mohamed Anwar, oo 15-jir ah kana soo jeeda degmada Hujra Shah Muqeem ee gobolka Punjab, waxay dadka deegaanka ku asteeyeen geesi ku dhaqaaqay fal naf-hurnimo, sarkaalka ...

Read More »

Indonesia oo Shareecada ku oogtay fal-danbiyeedyo bulsho

Muqdisho (Himilonews) – Gabar iyo wiil aan iskugu dhixin si sharci ah oo lagu helay iyaga oo si koodan ugu khalwoonaya meel gaar ah ayaa lagu dhangadeeyey fagaaraha Banda Aceh ee Indonesia, taas oo lagu salleeyey inay shareecada fad-qaleynayeen, sida uu sheegay sarkaal bileyska ka tirsan. Afar kale oo la jiray ayaa iyaga lala dhagadeeyey marka loo eego horfiiq bileyska ...

Read More »

Masjidka Bisadaha ee magaalada Istanbul

Muqdisho (Himilonews) – Magaalada Istanbul caadiyan waxay caan ku tahay tirada mugga leh ee Bisadaha yaacsan jidadkeeda. Tani ayaa ku dhigantay hal-ku-dhig lagu oraah-qabsaday Istanbul in loogu yeero Catstantinople. Halka ay qurux badan in la daawado, hadana Bisaduhu mahelaan cunno qoondeysan iyo qoolado ay jiifsadaan.  Imam naxariisle ah ayaa go’aansaday inuu cunno bisil iyo rakooyin ay jiifsadaan kasiiyo Masjidkiisa qoysas ...

Read More »

Mas Gabar rabtay inay dhunkato qaniinyo ugu badalay

Muqdisho (Himilonews) – Haweeney ku nool dalka Thailand ayaa loola cararay isbitaalka kadib markii uu mas ka qaniinay sanka xilli ay ku jirtay ban-dhig dhayaleed.  29 jiradda Jin Jing ee Phuket, waxay kamid aheyd daawadayaasha ban-dhig xayawaaneed ay soo qaban-qaabisay shirkadda Pa-wai Odski kaas oo iyada oo rabta inay dhunkato maska qaniinyo kala kulantay.  Maska ayaa durba kusoo haliilay gabadha isaga oo ...

Read More »

Gabdho 11-Jirro ah oo laga dhillaysan jiray oo lasoo sama-bixiyey

Muqdisho (Himilonews) – Bileyska ayaa loogu yeeray kadib ogaanshaha gabdho lagu sandulleysto dhillaysiga inay soo badbaadiyaan.  Gabdhahan ayaa lagu shaqaaleysiiyaa inay web-cam-ka hor yimaadaan iyaga oo qaawan kadibna rag qadka ugu jira muddo dheer haasaawiya.  Bileyska Filibin ayaa sheegay in gabdhaha lagu safo edeg-kaamireed lagu qaawiyo halkaas oo raggu kala xushaan midda ay la haasaawe tumanayaan.  Inkasta oo tani tahay ...

Read More »

Donald Trump oo loogu yeeray inuu Masjid ku yaal London soo booqdo

Muqdisho (Himilonews) – Hoggaanka xisbiga mucaaradka Britain ayaa ku casuumaya Donald Trump, kaas oo Maraykanka ku tilmaamay dhibane Muslimiin loona baahan yahay in Muslimiinta laga mamnuuco gudaha USA, inuu la booqdo masjid ku yaalla London. Faallada hoggaanka xisbiga shaqaalaha Jeremy Corbyn ayaa daba socta kal-fadhigii shalay ee barlamaanka ee lagu diiday inuu Trump soo gali karo UK.  “Waxaan go’aansaday inaan Trump ...

Read More »

Somaliland executes three people in less than a week

Muqdisho (Himilonews) – Once again in less a week, mother and her son allegedly accused of killing a women and burying the deceased in a dug in their home was reported to have been capital-punished by the Somaliland authority.  The execution took place in the outskirt of Mandera in Somaliland, according to Abdirizack Sa’id Ayanle, the secretary of the representative council ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!